Bulshaawi Beats - Khibrad muusig oo ka badan 20 sannadood.
Manage episode 444874350 series 3602669
Maxamed Cabdillaahi Diiriye Bulshaawi, waa musician iyo macallin tumay kumanaan heesood, qaar kalena laxameeyay, mararka qaarna heesaa ah. Wuxu tumay qaar ka mid ah heesaha loogu jecelyahay fanka casriga ah. Wuxuu soo saaray fannaaniin badan oo maanta hirgalay. Barnaamijkan kaga bogo taariikhdiisa iyo wax soo saarkiisa faneed.
3 afleveringen